Bogga Hore2019-03-12T16:11:52-05:00

Mashruuca Warbaahinta ee Southside

Mashruuca Warbaahinta ee Southside waxaa si wadajir ah u hirgelinaya midowga xaafadaha iyo raadiye cusub oo U adeegaya Koonfurta Minneapolis. 98.9 KSRM waa mid ka mid ah hal abuurka Pillsbury United Communities ee warbaahinta kaasoo loola jeedo in lagu hergeliyo madal ay bulshadu ku wada sheekeysato. Iyada oo xarunteedu ay tahay Waite House Community Center, 98.9 FM waxa ay noqon doontaa goob la isku weydaarsado wararka, miyuusigga, sheekooyinka, doodaha, iyo wargelinta caafimaadka dadweynaha/amaanka magaalo ay degan yihiin bulsho isku dhafan.

Laakiin, ma daneynayo in bulshada warbaahin u sii deyno, waxa aanu dooneynaa in aanu idinku martigelino, adinka oo amaahan kara qalabka wax lagu duubo, in ka badan 10 fasal oo lagu barto xirfadda warbaahinta iyo sheybaar oo kombiyuutarada ah oo ku yaalaan barnaamijyada codadka lagu jarjaro, waxaanu diyaar idiinla nahay dhamaan waxyaabaha aad dooneysaa si aad u soo bandhigtaan sheekadiina, dhaqankiina, iyo sida aad wax u aragtaan oo aad codkiina ku soo bandhigtaan.

Inaga oo la shaqeyneyna Native American Community Development Institute, Hope Community, iyo Voices For Racial Justice, iyo sidoo kale qiyaastii 200 mutadawciin ah oo ka kala socda xaafadaha , waxaanu ku talo jirnaa in aan hawada soo galno Juun 2016. Inta ka horeysa, waxa aad ku raaxeysan kartaan barnaamijyadii hore adiga oo toos u dhageysta ama soo dajista.

Baaxadda Baahinta

Agagaarka Minneapolis oo dhan

Isu geynta baaxadda baahinta ee xarumaheena Minneapolis iyo xarumaha mataanaha ah ee St. Paul.

Cusub

Yemen is in a Crisis

Written by Aliya B *This article was written on July 31, 2020 and is reflective of the information available at that time Right now Yemen is in a civil war that started in 2015. [...]

By |March 2nd, 2021|Categories: Youth Article|Comments Off on Yemen is in a Crisis

What We Know About the Beirut Explosion

Written by Aliya B *This article was written on August 8, 2020 and is reflective of the information available at that time There was recently an explosion in Beirut, Lebanon. It left at least [...]

By |March 2nd, 2021|Categories: Youth Article|Comments Off on What We Know About the Beirut Explosion
Go to Top